ÀÏ»¢»úÎÈÓ®·½·¨ helps you follow your favorite authors. Be the first to learn about new releases!
Start by following Abdirahman Habane.
Showing 1-13 of 13
“Cabsi waa caado filasho taban oo allah dabci ahaan inagu abuuray si aynu u-caabudno aynaan udhaadina xadadka uu inoo cayimay si aynaan u mudan cadaab, ama waa ka hortag is-ilaalin onooga ah cid aynu ka suuraysanayno khatar cadaawadeed.”
―
―
“Muusigu waa sida riyo-maalmeed micno dareen mug leh u sameeya nolosha daqiiqadaha aynu maqalkooda macaansanayno kaasoo ina muquuransiiya dhex mushaaxista mala'awaalka & musawirashada mustaqbalka maanta ka fiican.”
―
―
“Aragtidu waa awood aqoon amba-qaadiseed shakhsi astaan kaga noqdo Adduunka ama aaga uu ku noolyahay, taasoo noqota laba mid anfaco hirgasha oo adeegsigeeda loo aayo ama mid hagaasta oo ayaamaha wakhtigu agoon ka dhigaan.”
―
―
“Jacaylku waa jamasho ruux jago ku yeelanayo qalbigaaga kaasoo had & jeer jeclaanayso garab joogsigiisa.”
―
―
“Siyaasadu waa shax sarbeebaysan siyaasiga si silan usaf-booda ayuunbaa sirta saameyntiisu sugnaataa.”
―
―
“Rejedu waa rumaysnaan togan taasoo tartamayaasha noloshu la'aanteed waxba taameen waana tuse tilmaameedka in aynu maalin uun tiigsan doono riyadaynu tabayno.”
―
―
“Hadhimooyinka dhibaato ee hoda hoodaalayaasha kama dhigaan qaar hankoodu hooseeyo balse waxay ku hogaamiyaan in ay halyaynimo hagoogtaan hantaana hirka horumarineed ee ay higsanayaan.”
―
―
“Dulqaadku waa rafiiqa samirka waana waxa dhamaanteen inagu riixa in aynu dhabarka u ridano rafaadka hawsha inoo talaabinaysa biriishka hankeena si aynu u rumayno riyooyinkeena.”
―
―
“Garaadku waa galad eebe garasho ahaan u guntiyo mid guyaal badan soo joogay & mid gallimo yar jirayba.”
―
―
“Ha u guclayn in aad ka garaado badsato ood ka guud marto qof ee u gurguuro sidaad galimadii hore uga Wacnaan lahayd galabta ood joogto.”
―
―
“Prestige was gift that God put & throw some legends back.”
―
―
“Joogtaynta qabashada waxa aad jeceshahay waa waa jaranjarada jagada aad jamatay.”
―
―
“Ragu waa laba:-
Dhamaystirane dheeliya
Dhutiye aan is dhiibin.”
―
Dhamaystirane dheeliya
Dhutiye aan is dhiibin.”
―